Home » CAMUUD NEWS DAILY LIVE UPDATES » Maanso Daba Socota Silsiladii Qiildoon Ee Abwaan Carte Furey Oo Magaceeda la Yidhaahdo Qiildoon Wali Qiil Ma Loo Heley By Abwaan Samatar
Raadi Wararkii Ku Dhaafay

Maanso Daba Socota Silsiladii Qiildoon Ee Abwaan Carte Furey Oo Magaceeda la Yidhaahdo Qiildoon Wali Qiil Ma Loo Heley By Abwaan Samatar

Halkan waxan ka salamayaa  salaan qaali ah u dirayaa  saxaafada madaxa baan  ee  wararka camuudnews  mar ka hore   waxan rabaa  inaan ana odhaah day da ka dhiibto qiil doon    waa sidan hoos ku xusan
 waxanan ugu magac daray  qildoon wali qiil  ma loo helay  waxa bilaabaya maansadan duluc dediii  wan tan
 
 qiyaasow       ujeedada
markaan       qadan hadalkeda
aduunkuba     qiyaastii
cirka qaxaad    weyn iyo
dayaxuu qadan jiray
qurcidkii          habeenkii
qolkaad        tiraahdaaa
daku qadan      jirayoo
qiimo iyo       sharaf iyo
qaayuu         lahaan jiray
maantana      qiyaastii
qiildoonka        maansada
qaaliboow          waxay tahay
qiyaastii             mahaysaaa
ma qoqobanaa    xageenoo
saylac             qaayaheediyo
qiimahay          lahaan jirtay
qiyaasoo            bal qiimee
 qalibaw qiildoon    warkedii
ma u qorshaysay    qaran dhaba
qabkeedu wuxuu      yahay
gooshuba            libaaxay
 soo qabo        tiraahdaaaa
qaybtaa badh      laabey
qondaysataayoo
 awdalna   qorashaha    guud
qajidhka iyo          sanbabkay
 ha quudin         tiraaahdaa
awdalna  ma quusatooo ma
qarsato xanuukeeee
hadba qaran jabkeeday
qiirada xasuusta
 kolba dabin    qaniiinaaa
 
 
waligay  cad    quudheed
marna qadan     maynoo
niman kaas faraha dheer
 wax la        qabsan maayee
bal inay      quruumuhu
 laba qad ka   maarmaan
ama  qayb        toljeexaan
xilka qaawan    saraaaan
  qabqabtaa     ku toosaan
 
 
By abwan samatar

268` have viewed this post so far

8 Responses to Maanso Daba Socota Silsiladii Qiildoon Ee Abwaan Carte Furey Oo Magaceeda la Yidhaahdo Qiildoon Wali Qiil Ma Loo Heley By Abwaan Samatar

  1. saafi

    August 23, 2010 at 1:46 am

    maashaa alaah waa abwaan samatar oo ilaahay haybayd u siiyey qaybta maansada sifiicna waxa u qabirey oo xeelad bayaan ah sxb waad ku mahadsantahay sida aad u qeexday waxaan la yaabay sida aad u dhigtay silsilda qiildoon ( qalanjada faraha dheer wax la qaybsanmeyno)

  2. doesn'tcut

    August 23, 2010 at 7:41 am

    Sil siladani sowta gabaygiiba meelo kaga dhacday. Waar intaydaan gabayba soo dirin fadlan abwaan Budul gabaygiisa dib ugu noqda si aad u fahan taa micnaha deel qaafka iyo roortada ee gabaygu leeyahay. Aniga oon cid xaqirayn hadana waxan arkaa qaladaad badan waana wax fiican in laysa saxo.

  3. doesn'tcut

    August 23, 2010 at 7:43 am

    Ninka inuu gabay barto rabana waxan odhan lahaa gabaygii Cali bucul dib ugu noqda oo akhrista. Waxan hubaa in ragan meesha ku soo qorayaa wax ay kartida leeyahiin balse ayna dhuuxin dhuda gabayga loo dhigo.

  4. Abdi

    August 23, 2010 at 8:13 pm

    Camuudnew aad baad umahadsantihiin soo gudbinta maansooyinka.
    Afkaaga Caano lagu Maanso(gabey) dhab ka hadlaaya khibrad dheerna leh. Ilaaahey Nafta ha kuu daayo.
    Doesn’t cut it, adigu waxa rabtaa inaad maqasho waxa dhegahaagu rabaan iney maqalaan oo ah dee meeshiiyared ee Laanta aduunku se disaa uma sheqeeyo ee xiliga iyo dabeyluhu sidey u socdaan ayuu aduunkuna u socdaa. Fikirkarooda ayey dadku qoraalo, Maansooyin iyo sarbeebo u adeegsanayaan. Doesn’t cut it haduu gaalu kuu dhaley anaga waa naga gudhan yahey Ramadan Kariim dhamaan.

  5. abaar

    August 23, 2010 at 9:36 pm

    waaw afkaaag caano lagu qabey sxb samatara waxaad tahay abwaan qaaliaya sharafna ku leh bulshadiisaa sidaa abwaan carte oo kale aayaad matasha waayo abwaan carte waa mujaahid dhab ah taarikhduna way xusi doontaa hadii aad adiguna ku soo biirtay waaxaad lamid geesi carte cali oo kale waad mahad santiin

  6. waran galbeed

    August 23, 2010 at 11:19 pm

    waan kugu ogaa sxb n

  7. awdallander

    August 27, 2010 at 10:54 am

    waxaan salaamayaa mujaahidiinta dadkooga u hagaya wanaaga horumarka iyo inay diidaan xumaanta falaan samaanta dadka reer awdallandna waa la ogyahay dawadoodu xagay jirto ,ilaahay wuxuu kitaabka quraanka ku soo dajiyay aayadan macneheedu yahay sidan : (ilaahay mabadalo xaal qawm ilaa intay nafahooga badalayaan) kolkaa hadaan rabno isbadalka oo xaga waangsan ah xaga xoriyada ah xaga karaamada ah waxa ugu horayn imanaya is badalka dareenka oo ah inaan wax qabsano oon kaligeen goono isu taagno taasuuna wanaageenu ku jiraa oo aynaan cid wax ku darsan ee kuma jiro tafaraaruq iyo waxyaalaha hada jira.vive awdalland

  8. awdallander

    August 27, 2010 at 10:59 am

    xaga nikan sheeganaya aqoonta suugaanta waxaan leehaya casharaadu aduga ha ku anfacaan anagu sidaad u aragtid uma aragno waana mahadsan yihiin abwaanadaa mujaahidiinta ah ee gabayada tiriyay horeyna waan u sheegaya anaga waxaa na quseeya aragtida ay xabaarsatahay maansooyinkaasi iyo doorka ay ka qaadanayaan kor u qaadista dareenka shacabka awdalland .vive awdalland