Home » CAMUUD NEWS DAILY LIVE UPDATES » Cawil iyo Maxamed Daahir Cabadle wax dhaama ma loo waayay maamulka gobolka wadal iwm?
Raadi Wararkii Ku Dhaafay

Cawil iyo Maxamed Daahir Cabadle wax dhaama ma loo waayay maamulka gobolka wadal iwm?

Waxan idinku salamya marka hore asclkum mar labaad waxan raba inaan wax yar ku duljoogasado wax aan iri in laga hadlo waa khasab taas oo maalin dhawayd  arkay war aan aad ula yaabay ayna ka hadlen rag ka mida maamulka boliska gobolka ay kaga hadleen dhalinyaro ku xidhan mudo jeelka Borama iyadoo ilaa hadana wax maxkamada la keenin  hadaba waxan maalin dhawyd dhagaystay shir jaraaid oo ragaas maamulka gobolku qabteen  kagana hadleen arimaha loo haysto dhalinyarada oo ay soo bandhigeen waxyaabo la is oran karo caruurta ayaa xataa ku qosli lahayd oo ah waraqo. iyo calamo aan lagarnaynin mel ay kasoo jedan an ahayna calanka somaliland.somalia.kenya.djabuti iwm ay yiraahdeen waxan ku haysana arimo qaran dumis ah halka magaalo madaxda somalilnd lagu mudaharday calinkii soomalia maalintii ugu horeesay dhawaaqii dawlda siilaanyo ilaa hadana wax ka hadla ama cid loo haysto qabsaday aanay jirin xidhis iska daaye xataa dadkii watay ayaa waxaa dalbaday siilaanyo inuu wada hadal la yeesho waxay diidayaan ama waxay doonayaanba siiyo siiyayna
 
 
 
 hadaba su.aasha aan anigu ama dadwaynaha awdal is waydiinayaan baa ah maxay ku kala duwan yihiin dadkii reer hargasya ee calankii soomlaia ku qaatay hargaysa iyo kuwan calanka aan cidna lahayn wata ay ku kala duwan yihiin hadii danbi jiro dee kuwaa hargaysa ayaa danbi galee arintu mawaxa weeyaan sidii xildhibaanda reer boorama ee xamar haday yimaadaan boorama waa xadhig kuwa reer hargaysana xafladii siilaanyo goobjoog ka haayeen
dhinaca kale dadka awdal miyaa loowayay wax u dhaama maamulka gobolka oo ah dad aad u liita ama ah dad taariikh nonolmaalmoodkudu mugdi ku jiri sida maxamed daahir cabdale oo ahaa nin qori iyo dil un lagu yaqaanay xataa walaalkii ayuu lug ka tootgay iskaba daa odayadiisa dhib inta uu gaadhsiiyay xataa wuxuu ka mid aha ragii lagu tuhunsana dilkii ANANILA islaantii talyaaniga ee wax wayn u qabatay reer boorma  hadaba ninkaasi bulsho gobol degmo wax ma u qaban karaa dadwaynahaa la waydiin su.aashaa
 
 
 
 
CAWIL .waa taliyha saldhiga boorama wuxana ka mid aha ragii maalintii dhawyd qabtay shirka jaraid walahi waan naxay markaan arkay cawil oo sheeganaya xil uu u hayo dawlad  iyada oo reer awdal caruur iyo ciroolaba ay yaqanan cawil wuxuu galo iyo wuxu gudaba laguna yaqaanay falal xun xun oo kamid yihiin dhac dil iyo kufsi iwm iyada oo ay wali joogaan boorma dhexdooda gabdhihii uu fara xumeeyay uu dhacay uu dahabka ka furtay iwm ay arkayaan isagoo maanta xidhan dirays bilays  ama ahba masuul saldhig ayuu xidhi ayuuse badbaadin ilaahaw laba taalaba tii roon na garan sii hadaba maamulka gobolku isma dhaamaan ama ha joogaan hargaysa ma awdal iyo salale lakin laba kaliya ayan idiin soo qaaday tusale haday been tahayna idinka ka jawaabi iina soo qori hadaan ka been ka sheegay mana rabo inaan sii wado arimaha muragda leh ee goboladeenii ka socda lakiin waxan u soo jeedinaya odayada aqoon yahanka dhalinta haweenka qurba joogta in wax lawada qabsado gacmo wada jir bay wax ku qabtaane dawladana waxan lee ahay sidani dawlanimo maahee ma dad dhaama dadkan baad noo waydeen mise waa kadar oo dibi dhal
 
 
qalinkii ciise USA
macalinka1234@hotmail.com

228` have viewed this post so far

3 Responses to Cawil iyo Maxamed Daahir Cabadle wax dhaama ma loo waayay maamulka gobolka wadal iwm?

  1. hanad

    October 20, 2010 at 6:22 pm

    marka hore waan idin salamya mar labad waxabad moodaa ninka maqalkan qoray inuu calooshayda kala soo dhexbaxay hadala wax ku oolka ah ee uu soo bandhigay iyo sida uu u iftiimiyay dad la.aanta maamul ee ka jirta dhulkeenii hooyo dadka somalidu waxay inoo haystaan ama lagu sheegaa reer awdal ianay yihiin dadka somalia ugu aqoonta jecel ama badanba waanad aragtaa cida goboladeenii loo dhiibay oo ah dadkii ugu samcada ama sharafta xumaa daganada samaroonku dago mana garan karo waxyaabaha ka danbeeya arimahaa

  2. NIn adag

    October 21, 2010 at 2:27 pm

    Walee ninkan cawil waa runtii. inta hablood ee uu kufsaday ee magaalada joogta waad yabaysaan. Akhasu naas baa gobolkii awdal taliye looga dhigay. Ina daahir cabdallena waa ka sii daran yahay oo anelena ninkii ugu hanjabay waan ku dilayaa buu ahaa markaasuu dhalinyar xaq ku taagan oo hawshii odayadu ka seexdeen ka hadlaysa leeeyahay dambi bay galeen. Wax dhintay dhe.

  3. Abdi

    October 21, 2010 at 8:55 pm

    Waan ini salaamey dhamaan

    Maqaalka dushu waaka ina soo gaadhsiiyey dhalin yaradaa la si daayey waxa kale oonka codsan lahaa hadii la helo cid soo wareysata dhalin yaradaa sidii loola dhaqmey intii ay xidhnaayeen waa hadii ay suurto gasho. Hadaba Kan Cawiloow horta yaatahey? Anigu ma aqaano laakiin horaa looyiri nin dadbadan oo aan is ogeyni xumaanku wada tilmaameeni in loo fiiraduu istaahilaa.

    Dhawr maqaalkoo kani ka mid yahey waxa la noo iftiimeyey in ninkan Cawil oo aan markii hore magaciisa u qaldaayey Cawilkale oo wasiir ahaan jirey uu yahey nin R.Awdal ah inkastoonan anigu wax aqoona u laheyn. Maqaalkan ku ka faahmaahin badan arkey kaasoo aykan iskaga mid yihiin dhibaatoooyinka uu ninkani guu galey la yiri jiraan. Hadab maqaalkaasi wax ku qoran in ninkani Cawil kubsiga, dhaca lagu eedeeyey uu u wahileyey xitaa dhiig uu kagaley mudaadiin reer Awdal ah oo xitaa jilibyadii ay ahaayeen iyo magacyadii maqaalkaa ku xusan jihiin. Maqaalkan oo Borama laga soo direy wuxuu daaha ka rogey in ninkani laba nin oo R.Awdala midna rasaasku laxaatirey nina u dhintey. Markaa hadii ay runtahey su’aasha meesha taalaayi waxa weeyi siduu danbiile kunoqonkaraa nin magaalo dhan xilkeed qaada? Sheegadani waxey kusoo urureysaa Snm oo dhan ahaan u soo laabantey isla markaana dadka r.Awdal u adeegsaneysa dad gacanku dhiiglayaal ah. Maaha dad diig galey la qariyo waanu ku mahadsan yahey muwaadinka R.Awdal ee Borama dadka soo siiyey xogo badan oo aaney dadka intooda badani ogeyn.