Kooxda Kubada Cagta Chelsea ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa ku guuleystay Koobka Europa League kaddib markii ay garaacda Kooxda Benfica ee dalka Portugal. Ciyaar kulul oo ka dhacday Magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa waxa ay ugu suurta gashay kooxda Chelsea in gool soo daahay ay ku hanto koobka…
Tababare Jose Mourinho ayaa hambalyo u diray kooxda Barcelona oo ku guuleysatay horyaalka Spain ka dib markii Real xalay bar bar dhac min hal gool ah la galeen kooxda Espanyol . Barcelona ayaa ka faa`ideysatay bar bar dhacaas xilli horyaalka laba kulan uu ka harsan yahay halka farqiga dhibcaha ee…
Xidiga aduunka iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa soo saaray saacad cusub oo isaga uu si gaar ah usoo saaray . Saacadan oo la yiraahdo Royal Oak Limited Edition Leo Messi ayaa la sheegay in ay qiimaheedu uu yahay 65 kun oo euro. Saacadan ayaa si…
Waxaa jira warar sheegaya in tababare Sir Alex Ferguson lala xiriirinaayo in 26-sano ka dib uu howlgab ka noqdo howsha kooxda Manchester United. Jariirada Telegraph ayaa lagu qoray in 71-jirkaan uu qorsheenayo gabagabada todobaad in uu ku dhawaaqo ka fariisashada howsha kubada cagta. Macalinkaan u dhashay Scotland ayaa kooxda gacanta…
Tito Vilanova ayaa u sheegay dadk mucaaradsan ee dhaliilaha u soo jeedinaya in ay xakumaan xilli ciyaareedka danbe hadii uu kooxda wax u qaban waayo sida wariyayaasha uu sheegay. Vilanova oo hadlayay kaddib markii Barcelona ay Real Betis 4-2 ku garaacday ciyaar ka tirsaneyd horyaalka La Liga ayaa waxa uu…
Kooxda Liverpool ayaa dooneysa in ay heshiis la soo saxiixato daafaca Reer Brazil Douglas marka uu suuqa kala Iibsiga furmo. 25-sano jirkan ayaa waqti dheer waxaa raadinayay kooxda Ingiriiska ka dhisan ee Newcastle oo ku guul dareysatay in ay £4million ku soo qaadto xilli ciyaareedka iyadoo sidoo kale Inter Milan…
Kooxda Ku guuleystay horyaalka England Premier League ee Manchester United ayaa soo dhaweyneysa 06:00 maqribnimo kooxda Blues ee dooneysa in ay u soo baxdo Champions League xilli ciyaareedka soo aadan. Sir Alex Ferguson ayaa is badal yar ku sameenaya ciyaartooydii Todobaadkii hore uu ka hortagtay kooxda Arsenal Horyaalka England Premier…
Kooxaha Fc Chelsea iyo Benfica Lisbon oo dhoor bilood ka hor labadoodaba laga soo reebay koobka UEFA Champions League ayaa iminka waxa ay iskugu soo hareen Fiinaalka koobka Europa League oo horay loogu yeeri jiray (UEFA Cup) . Kooxda the Blues FC Chelsea oo ku ciyaareeysay garoonkeeda qaaska ah ee…
Taageerayaasha Kooxda Chelsea ayaa xalay soo bandhigay sida ay u jecel yihiin in Jose Mourinho uu ku soo laabto garoonka Stanford Brige ee galbeedka London. Xalay ayaa waxa shaashadaha ka soo muuqanayay taageerayaal wata boorar ay ku qoran yihiin “Mourinho waan jecelnahay” taasi oo muujineysa sida ay taageerayaasha, ciyaartoyda iyo…
Kooxda Barcelona ayaa caawa dooneysa in ay taariikh dhigto marka ay Bayern Munich ku soo dhaweyso Garoonkeeda Camp Nou. Wiilasha Tito Vilanova ayaaa rajeynaya in ay sameeyaan mid kamid dib u soo kabashadoodii ugu fiicneyn taariikh marka ay caawa marti qaadan kooxda Camp Nou. Daafca Barcelona Adriano ayaa dib ugu…
Frank Lampard ayaa xalay dhaliyay goolkiisii 201 aad intii uu u soo dheelayay kooxda kubada Cagta Chelsea ee ka dhisan galbeeldka Magaalada London. Goolka Lampard oo Rigoora ahaa ayaa waxa uu dhaliyay markii gadaal laga keenaya ciyaartii ay la dheeleen kooxda Swansea. Hadaba Frank Lampard ayaa doonaya in Rigoodka gooldhalinta ugu…
Ronaldo oo banaanka Hotel-ka ku sugaya Andressa Gabadha Caanka ah ee Andressa Urach oo 27-sano ayaa sheegtay in xidiga Real Madrid ee Ronaldo iyo iyad uu xiriir dhex maray si kooban kaddib markii uu waqti dheer fariimo u soo dirayay. Iyadoo la hadleysay The Sun ayaa waxa ay sheegtay in…
Afar gool uu dhaliyay xiddiga reer Poland Robert Lwendowski ayaa ka saaciday kooxda Borussia Dortmund inay 4-1 ku xaqaan kooxda Real Madrid oo marti ugu aheyd Iduna Park lugta hore ee semi-finalka Champions League, iyadoo natiijadan ay ka saacideyso inay hal lug la sii galaan finalka Champions League. Fursadii ugu…
Khadka dhexe ee kooxda AC Milan Kevin-Prince Boateng ayaa fal cusirinimo ah lagula kacay ka hor inta aysan bilaaban ciyaartii Adkeed ee xalay dhexmartay kooxdiisa Milan iyo Juventus. Laacibkan Reer Ghana ayaa waxaa bartilmaameedsaday koox gaar ah oo ka tirsaneyd taageerayaasha Juventus, kuwaasi oo fal Aflagaado muujinayaa ku sameeyay xidiga…
Kooxda Red Devils ayaa waxaa uga dhimana in ay ku guuleysato horyaalkii 20aad 3 dhibcood kaliya. Sir Alex Ferguson ayaa isku shaandheyn ku sameyn doona ciyaartoydiisa si uu team adag oo ka hortaga Aston Villa uga soo saaro. Garabka Manchester United Ashley Young ayaa seegi doona kulanka laga hortagayo kooxdiisii…
Kooxda Macalin Arsen Wanger ee Arsenal ayaa Xalay Gurigeeda Barbardhac 0-0 ay isla Dhaafi waayeen Kooxda Everton walow Arsenal Kulankaan ay ka faaideysan weysay Fursado dhow r ah oo soo Maray 2 qeybbood ee Ciyaarta waxaana shabeel ku noqday Goolhaye TIm Howard oo u dhashay Mareykanka una qabta Everton kaasoo…
Premier League ayaa meel xasaasi ah maraya xiligaan waxaana dagaalka ugu weyn uu yahay 4-ta koox ee England umatali doonta Champions League xagaaga soo aadan. Labada Manchester ayaa umuuqda in ay ku dhameysan doonaan kaalmaha koowaad iyo labaad waxaana la isku heystaa sadexaad iyo 4 aad. Kooxaha Arsenal ,Tottenham ,Chelsea…
Kooxda Reer Spain ee Barcelona ayaa xalay markeedii 6aad oo Isku xigta Gaartay Afar dhamaadka Tartanka Champions League ee kooxaha qaarada Yurub. Barcelona ayaana sidaasi ku noqotay kooxdii ugu horeysay oo 6-mar oo isku xigta gaarta Semi Final-ka Tartanka Champions League, waxayna 1-kulan ka sareysaa kooxda Real Madrid oo 5-jeer…
Manchester City ayaa guul ka gaartay hogaamiyaasha horyaalka England ee Manchester United. Inkastoo United ay dhibco badan ka horeyso dhigeeda City hadan waxa ay tani u noqoneysaa in ay wali ay rajo ka yeelato in ay ku dagaalnto horyaalka England. City ayaa guushan weyn ku gaartay 2-1 garoonka Old Trafford.…
Maamulaha Kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa sheegay in ay xaqiijiyeen in kooxda Manchester United aysan 15-dhibcood oo ay ka saramartay aysan kaga wanaagsaneyn kaddib markii ay xalay guul ka gaareen. Roberto Mancini ayaa qiray in dad badan ay aaminsanyihiin in Kooxda Manchester United ay ka wanaagsan tahay City laakiin…